Wigad Posted August 26, 2007 Ciidamo Kenyan ah oo ka soo talaabay Dhoobley iyo Hosingo ee gobolka Jubada Hoose Posted to the Web Aug 26, 10:39 Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa ku soo waramaya in ciidamo Kenyan ah oo aad u tiro badan ay ka soo talaabeen xuduuda dhoobley iyo Hosingo ee gobolka Jubada Hoose. Ciidamadan oo gaaraya Boqolaal ayaa waxay ku hubaysan yihiin hubka noocyadiisa kala duwan waxaana galbinaya diyaaradaha dagaalka ee Kenya iyo kuwa uu leeyahay Mareykanku. Dadgoobjoogayaal ah ayaa u sheegay Halgan.net in ciidamadan ay baryahaan oo dhan ay isku uruursanayeen xadka Kenya la wadaagto Soomaaliya ciidamadan ayaa wata taangiyo iyo madaafiic Culus. Ciidamadan ayaa waxay u eg yihiin kuwo ku socda qorshe Mareykan waxaana ay rabaan in ay weeraraan Ciidamo ka tirsan MMI oo uu horkacayo Sh Xassan Turki oo ku sugan Deegaano ka tirsan Jubada Hoose. Ciidamadan ayaa waxay baaritaan xoogan ka wadaan xadka iyaga oo qabqabtay dad ka gudbayey xadka Kenya A/Cawale Halgan.net Whats going on? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 26, 2007 somali territory waxay iska noqotay meel cid waliba u kaadi timaado ...... walee waa yaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted August 27, 2007 Futuh Al Kenya by Dhulqarnayn_Al_Sumaale(DATE:2016)ISBN:456O Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted August 27, 2007 ^ I'd pay for it's weight in gold to get a chance to read that book. Futuh Al-Kenya will be written & read, inshallah. Wait for it in 2016 and/or beyond. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 27, 2007 Coming Soon: Futuh Al-Qarn by Jacaylbaro Quote Share this post Link to post Share on other sites