Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Sharcidarro ku tilmaamey Lacag Laga qaado Ardayda ka baxda Dugsiyada Sare ee S/land

Recommended Posts

Deeq A.   
“Ardeyda dugsiyadda ka baxay lacagta Wasaaradda waxbarashadu ka qaado ee shahaadada loogu sameeya waa xaaran sharciga baal marsan yeyna bixin ee buste ha u siiyaan dadka danyarta ah, Qofka buka ee cisbitaalka warqad ka raba lacagta laga qaadaya waa xaraan ee Askari funaanad ha u siiyo.”
Xildhibaan Barkhad Batuun.
May be an image of 1 person
Ardeyda dugsiyadda ka baxay lacagta Wasaaradda waxbarashadu ka qaado ee shahaadada loogu sameeya waa xaaran sharciga baal marsan yeyna bixin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this