Sign in to follow this  
Deeq A.

Barlamaanka oo shaaciyey in Deymanka Xukumada Muuse Biixi soo bandhigtay in lagu leeyahay Laga waayey Xisaab-xidhka Miisaaniyada Sanadka 2021

Recommended Posts

Deeq A.   
Barlamaanka oo shaaciyey in Deymanka Xukumada Muuse Biixi soo bandhigtay in lagu leeyahay Laga waayey Xisaab-xidhka Miisaaniyada Sanadka 2021
Sida ku cad warbixinta gudiga dabagalka ee golaha wakiilada ee ku saabsan xisaab-xidh sanadeedka 2021 waxa lagu sheegay in xisaab xidhka 2021 aanay ka soo muuqan Liiska Daymaha Lagu Leeyahay Qaranka.
F.G: dhawaan ayay ahayd markii wasiirka maaliyadu sheegay in dawlada lagu leeyahay lacag ka badan 40 Million balse qayb yar oo ka mid ahna laguma cadayn xisaab xidhka 2021….
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this