Deeq A. Posted November 27, 2022 Qaramada Midoobay ayaa hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ku eedaysay jirdilka maxaabiista iyo kufsiga haweenka maxaabiista ah ee u xiran hay’addaas. Warbixin ay Todobaadkan soo saartay Qaramada Midoobay ayaa eedaymahan culus loogu jeediyay hay’adda NISA oo uu hoggaamiyo Mahad Maxamed Salaad. Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin eeddan ugu timid Hay’adda Qaramada Midoobay. PUNTLAND POST The post Sirdoonka Soomaaliya oo lagu eedeeyay jirdil iyo kufsi appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites