Sign in to follow this  
Deeq A.

Sirdoonka Soomaaliya oo lagu eedeeyay jirdil iyo kufsi

Recommended Posts

Deeq A.   
Mahad-Salaad.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

Qaramada Midoobay ayaa hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ku eedaysay jirdilka maxaabiista iyo kufsiga haweenka maxaabiista ah ee u xiran hay’addaas.

Warbixin ay Todobaadkan soo saartay Qaramada Midoobay ayaa eedaymahan culus loogu jeediyay hay’adda NISA oo uu hoggaamiyo Mahad Maxamed Salaad.

Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin eeddan ugu timid Hay’adda Qaramada Midoobay.

FB_IMG_1669533991180.jpg?resize=335%2C44

PUNTLAND POST

The post Sirdoonka Soomaaliya oo lagu eedeeyay jirdil iyo kufsi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this