Sign in to follow this  
Deeq A.

Malaayiin kamid ah shacabka Ukraine oo wajahaya mugdi iyo qabow daran

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Ukraine ayaa Jimcihii shalay soo celisay qeyb ka mid ah awooddeeda tamarta.

Inkastoo weli ay koronto la’aan yihiin malaayiin ruux oo wajahaya mugdi iyo qaboow aad u daran, kaddib marki ay ciidanka Ruushka duqeymo cirka ah ku burburiyeen warshadaha korontada.

Madaxweyne Volodymyr Zelenskiy ayaa ku boorriyay dadka reer Ukraine, in ay korontada beekhaamiyaan oo aysan wax walba u adeegsan, haddiiba ay koronto helaan.

Wuxuu sheegay in 6 milyan oo ruux ay wali koronto la’aan yihiin.

PUNTLAND POST

The post Malaayiin kamid ah shacabka Ukraine oo wajahaya mugdi iyo qabow daran appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this