Sign in to follow this  
Deeq A.

Muj.Cali Guray oo dul-istaagey Khilaafka ka dhex Aloosan Ganacsade Jabuutaawi & Rag kale oo Xukumada Muuse Biixi Kooto ugu xidhay Keenista Qaadka S/landuu Eedo

Recommended Posts

Deeq A.   
AHN Abwaankii Abwaanada “Hadraawi” waxan ka qoray: GODOBTAADA MEELEE INTAAN GACANTU KAA BOOBIN.
In kasta oo anigu aanan badanaa ka hadlin arimaha ganacsatada iyo khilaafyada dhexdooda ah. Ina Jabuutaawi cidda uu khilaafku ka dhexeeyaa maaha Cabdicasiiz ee waa xukuumadda ku xadgudubtay siyaasadda qaranka ee ganacsiga xorta ah iyo sharcigaba, sida qoraalkan ka muuqan karta. Hadii uu jiray heshiis ganacsi oo labadood u dhexeeyay Cabdicaziizna ku xadgudbay waa gaar oo Cabdicaziiz waana laga qaban karaa waanu dacwayn karaa. Labadaa waddoba way u furan yihiin Ina Jabuutaawi tu walbana waa ku taageeri karaa oo waan ugu hiilin karaa. Balse waxad moodaa in wax uu ka hadlayaa muhmal yahay. In Jabuutaawi waa nin tolkiina kaa qaban karo hadii aad wax cad hordhigto eh ha ka biqin. Hadiise Xukuumaddu ku xadgudubtay xuquuqda adiga iyo muwaadiniin kaleba bal marka hore adigu sug cidda aad ka cabanaysid. Labada goorba xaq baad ugu leedahay in laguu hiiliyo oo inta xaqqa ehelka u ahi kuu hiiliso eh. Marka hore bal adigu hadaad ina Jabuutaawi tahay gudobtaada meelee ilayn anigaabay isoo geli karaaye
No photo description available.

Waxa Qoray:Ali Yussuf

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this