Deeq A. Posted November 25, 2022 ” 7 cajaayib ” . 1 Ganacsigu wuu badan yahey laakiin iibku ma badna. 2 Masaajidadu way badan yihiin laakiin cabsidu ma badna. 3 Dhakhtaradu waa badan yihiin laakiin dawadu ma badna. 4 Dadku wuu badan yahey laakiin is haleelku ma badna. 5 Tacliintu waa badan tahey laakiin aqoontu ma badna. 6 xooluhu waa badan yihiin laakiin nacfigoodu ma badna. 7 ugu danbyn madaxdu waa badan tahey laakiin waxtarkoodu ma badna. Waxa Qoray:Xildhibaan Guruuje Qaran News Share this post Link to post Share on other sites