General Duke Posted September 15, 2004 War deg deg ah Doorashadii Gudmoomiya Barlamaanka FKMG oo si xoowli ah ku socota. Nairobi War aan dhawaan ka helnay qadka isgaarsiinta ayaa noo xaqiijiyey in ay si xoowli ah ku socota u codeyntii cida noqon laheyd afayeenka Barlamaanka 5ta sano ee soo socota . Maanta ayaa u ah umada Soomaliyeed meel walba ay joogaan maalin faraxad leh kadib markii 14 sano kadib ay heleyn Barlamaan loo wada dhanyahay oo ay kasoo qeyb galeyn qeybaha kala gadisan ee bulshada iyo waliba taageero ay u fidiyeen beesha calamka. Wali ma jiraan ilaa iyo hadda tirinta codadka , ayadoo ay hadda socota codeynta Xildhibaanada . Waxii soo kardha ha ka bixin dayniile com si aad ula socota natiijada kama danbeeska ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted September 15, 2004 Daagaalka iyo xiisadaha ka aloosan Jubbada hoose amba ka socda Buulo Xaaaji, sidey saameyn ugu yeelan karaan shirka iyo doorashada speaker-ka? Hakkad ma u keeni karayaa habsocodka shirka guud ahaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted September 15, 2004 Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Nairobi - 15.September.2004 Shariif Xasan Maxamed---------119 cod Shiikh Aadan Madoobe-----------98 cod Maxamed Cabdi Yuusuf----------12 cod Shariif Saalax--------------------9 cod Sekeriye Xaaji Maxamed----------6 cod Jinni Boqor-----------------------4 cod Waxaa iminka socda wareeggii labaad ee tartanka doorashada guddoomiyaha baarlamanka oo sida muuqata ay isku soo hari doonaan Shariif Xasan Maxamed iyo Shiikh Aadan Madoobe. Wararka natiijada codbixinta xildhibaannadana waa ay isa soo tarayaan. SBC Online.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 15, 2004 Thanks Bari, for that mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted September 15, 2004 Not a problem mate. What are your thoughts as to the outcome of this tight race between Sh. Adan Madoobe and Sharif Xasan? It seems A. Madoobe has got quiet a challenge ahead of him. And I am sure some on this forum will be disappointed Jinni Boqor didnt make a better show of it. Wishful thinking on their part I'm sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted September 15, 2004 I am watching Djibouti Channel about election...But I have no clue what they talking about :confused: Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 15, 2004 And I am sure some on this forum will be disappointed Jinni Boqor didnt make a better show of it. Wishful thinking on their part I'm sure. what about Zakaria LOL. It is a tight race but you never it might go either way, I dont have any horse in this race though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted September 15, 2004 Breaking News: Codadkii baarlamanka: Shariif Xasan oo helay 150 cod kabadan http://www.sbconline.net/index.php Photo: Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 15, 2004 Congrats to Shariif Xasan The Parlimentery Speaker for the Transitional Federal Parliment of Somalia.................................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 15, 2004 Salaan... Actually, the realpolitik should have been Jinni Boqor as a ra'iisul baarlamaan, Iimaan Hilowle as a co-speaker. The president would have to go C/qaadir Suufi Muriidi Goolof, whereas the prime minister should rightly reserved to Mowliid Qareere Max'uud. And the rest? Duufaan aa qaaday. Ah, since this isn't in reality, ee waa ku waanaa sawiradii caawa: Guddiga qabaqaabada. I guess this is Cismaan Caato, fartiis istakiin u eh. Meesha doorasho maa ka socoto mise hilib gaal aa lagu cunooyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 15, 2004 The patriot, wait for it son its coming soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites