Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub:Diyaaraddii Qaadka Miirooga ah keeni jirtay Laascaanood oo maanta baaqatay+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   
Diyaaraddii Qaadka Miirooga ah keeni jirtay Laascaanood oo la filayey in ay maanta timaado Magaaladaas, ayaa baaqatay oo aan halkaas iman.
Sida uu ii sheegay qof ku sugan Laascaanood, diyaaraddan oo la filayey in ay timaado ayaan iman, balse Qaadka Miirooga ayaa Baabuur lagaga keenay dhinaca Garoowe iyo Gaalkacayo.
Diyaaradda Qaadka keeni jirtay Laascaanood oo muddooyinkii dambe hakisay keenista Qaadka, ka dib khilaaf oo kala dhex galay Qaadleyaasha Laascaanood, hase yeeshee maanta oo la filayey in ay timaado ayaa baaqatay, iyada oo baaqashada maanta loo aanaynayo khilaaf weji cusub leh oo ay xalay ka hadleen Qaadleyaasha Laascaanood.
May be an image of airplane and outdoors
Diyaaraddii Qaadka Miirooga ah keeni jirtay Laascaanood oo maanta baaqatay+Sababta

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this