Sky Posted July 23, 2005 Its about time. Now let the corrupt mayor of Gaalkacyo follow and Mudug is a lot better off. The new governor of Mudug is a wadaad this time. One of the important members of Sheikh Baardheere's xero in Heema, Bacaadweyn area, Gaalkacyo district. In Cadde Muuse's administration, there are more wadaads than ever before. The whole ministry of Religion is exclusively led by wadaads. ----------------------------------- Gaalkacyo: Madaxwaynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug. - Saturday, July 23, 2005 at 09:07 Gaalkacyo(AllPuntland)- Madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa maalintii shalay ahayd soo saaray Dikreeto Lambarkeedu ahaa 99 hase ahaatee saxaafadda lasoo gaarsiiyay maanta Sabti ah ,oo uu guddoomiye cusub ugu magacaabayo gobolka Mudug. Guddoomiyaha Cusub ee loo magacaabay gobolka Mudug ayaa lagu magacaabaa , Sheekh Daahir Jaamac Nuur , Guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Warsame C/lle Jabhad ayaa lagu sheegay Dikreetada inuu xilsuge ka haaan doono wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga Puntland. Madaxwaynaha ayaa xilkan magacabay kadib markuu arkay dastuurka Puntland, markuu arkay sida loogu baahanyahay tayaynta maamulka gobolka Mudug , markuu tixgaliyay waaya aragnimadiisa . CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites