Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqorka dalka Morocco oo marti-qaad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Boqorka dalka Morocco ayaa marti-qaad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wakaaladda Rasmiga ah ee Wararka u faafisa dowladda Soomaaliya ee SONNA ayaa saaka tebisay warkaas.

Wasiirka Dhallinyarada, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Boqortooyada Morocco ayaa warqadda Marti-qaadka soo gaarsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Dhallinyarada, dhaqanka iyo Isgaarsiinta Boqortooyada Morocco ayaa sidoo kale la kulmay dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Boqorka dalka Morocco oo marti-qaad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this