Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 23, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 23, 2022 Shirarkii baas ee Kiikuuyoland ku qaban jireen ayee nagu soo celiyeen waxmagaratadaan. Waa shirkii sadexaad 'dowlad' Soomaali sheeganeyso Nayroobi qabsato. Wasiirka maaliyadda hore ugu qabtay. Shurarkaan dowladii Kheyre ayaa mamnuucday sanadkii 2017 and rightly so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted November 23, 2022 why Kenya? external party funding it? and insist on Nairobi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 24, 2022 These shisheeye with their little funds always insisted in sgirarkaan camal lagu wabto Nayroobi until last dowlad cadaadis saartay and they finally accepted to allow shirarka dalka lagu qabto in 2017. Kuwaan Garoowe ayee ku qaban kareen. Heck, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Kismaayo ayee ku qabsan kareen xataa. MBB xataa qirtay: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 28, 2022 Another kulan for Soomaali locals hosted by dal shisheeye. Soomaaliya ayaa lagu qaban karay again. Dowladaan could have forced this in lagu qabto Xamar. I guess kamaba war heyso. Wariyeyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo Maanta Tababar uga furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar Waxaa maanta magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar tababar ku saabsan doorka nabada iyo si taxadar leh u tabinta khilaafaadka uu uga furmay ilaa 18 wariye oo ka kala yimid Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland. Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, Xarunta Qaahira ee Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka, Nabad ilaalinta iyo Nabad Dhisidda ee CCCPA iyo howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya jooga. Barnaamijkan Maanta la furmay xarunta CCCPA ee Qaahira waxaa taageeraya dowladaha Sweden iyo Japan oo ka saacida Midowga Afrika sidii nabad looga aslaaxin lahaa geyiga Soomaaliya. Safiiradda dalka Masar u jooga dalalka Soomaaliya, Japan, Sweden iyo madax kale ayaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarkaan Maanta Magaalada Qaahira uga furmay 18-ka wariye ee ka kala yimid Banaadir, dowlad goboleedyada dalka iyo saraakiil ka tirsan howlgalka ATMIS. Masuuliyiintii kala duwana ee goobta ka hadashay ayaa waxay bogaadiyeen horumarka ay sameyneyso dowladda Soomaaliya iyo shacbakeeda, iyagoona wariyaasha tababarka loo furay ugu baaqay iney kaalin weyn ka qaataan tabinta arrimaha wanaagsan ee horseedi kara nabadgalyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted November 29, 2022 12 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland. Wishful thinking. Quote Share this post Link to post Share on other sites