Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalka Sucuudiga oo galay maalin Fasax qaran ah

Recommended Posts

Deeq A.   
Dalka Sucuudiga ayaa maanta galay maalin fasax qaran ah oo laga nasanayo shaqada iyo goobaha waxbarashada, iyadoo taasna loogu dabbaal-degayo guushii taariikhiga ahayd ee uu xulka Kubbadda Cagta Sacuudi Carabiya ka gaadhay dalka Argentine maalintii shalay oo ay isku arkeen ciyaar ka tirsan koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar.
mbs-e1664336212344.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this