Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Xasan Turki leaves Kismayo

Recommended Posts

KISMAAYO: Xubno uu ka mid yahay Sheekh Xasan Tukey oo isaga baxay Magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose

Posted to the Web Sep 28, 10:27

 

 

Kismaayo (PP) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Turkey oo ahaa hoggaamiyihiin Malleeshiyooyinkii Maxkamadaha ee qabsaday Kismaayo uu dibadda uga baxay Magaalada Kismaayo isagoo ay wehliyaan xubno kale oo ka tirsan Maxkamadaha.

 

Lama garanayo sababta dhabta ah ee keentay inuu Xasan Turkey ka baxo gudaha Magaalada Kismaayo iyadoo dhawaan ay qabsadeen Magaaladaas, waxaase jira warar hoose oo sheegaya inuu ku laabtay Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe oo uu in-dhawaalaba ku sugnaa.

 

Ilo wareedyo hoose oo ay Puntlandpost xiriir la sameysay kuna sugan Degmada Kisamayo ayaa waxay xaqiijiyeen in Sheekha iyo xubno kale oo ka tirsan maxkamadaha ay uga baxeen Magaalada sababo xagga ammaanka ah awgood, waxaaan wararka ay intaas ku darayaan in ka bixitaankoodii magaalada aysan ahayn mid ay ka warhayeen Malleeshiyooyinka ay wateen.

 

Dhanka kale, waxaa jira warar kale oo sheegaya inaysan xilligaan doonayn Maxkamaduhu inay u baqoolaan dhanka xuduudda ay Soomaaliya kala wadaagto Dalka Kenya Gobolka Jubbada hoose, iyadoo la sheegay inay halkaas soo buuxdhaafiyeen ciidammo ka socda dalka Kenya oo diidan inay dhankooda u gudbaan xubno ka tirsan Maxkamadaha.

 

puntlandpost

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Damaashaadkiiba manoo dhammaanin ee see camal warkaan? lool@sheekh turki oo isaga baxay magaaladii amaan darri aawadeed. Tan hadday dhacdo rajo beel tii ugu xumeed waaye and somalia is doomed.

 

This is what we get when every jifo opens a website news for us. Waa lagu wareeraa. Ukaadi aan soo aqriyee kii maxkamadda waxay iyagana ka dhahaan lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoogsade, I don't believe Turki left Kismayo for security reasons and if he did, it can only be fear of being assasinated/captured by the US (I believe he is in their terrorist list). Those unmanned drones are always watching and he may have been tipped. Kismayo is close to the border.

 

Saxib, Turki doesn't have a violent history in Jubooyinka. He has no one to fear as far as the Somalis are concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

I didn't look at the sitaution that way. Waa suuro gal, laakiin sheekh aweysba maku jiroo liiska? Mar walbana isagoo intuu u safray la leeyahay waan maqalnaa oo uma eka qof dhuumasho ku nool.

 

 

You are right, Soomaali kama baqaayo hassan turki waxaana fiican nimankaan ilma adeertiisa ee awalba markuu xamar ka diriraayay taageersanaa inay haddana iska illoobaan qabyaaladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this