Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda S/land Oo ku kala aragti duwan Wadahadal Ay Mucaaradka lala galo, Wasiirro maalmo gudahood laba Mowqif oo kala duwan sheegay

Recommended Posts

Deeq A.   
Xukuumadda Oo ku kala aragti duwan Wadahadal Ay Mucaaradka lala galo, Wasiirro maalmo gudahood laba Mowqif oo kala duwan sheegay
“Xukuumaddu wax wada hadal ah lama galayso mucaaradka inta ay ka noqonayaan go’aamadii ay soo saareen 13 Nov” Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tegnoolajiyadda Cabdiweli Sheekh Suufi
“Xukuumaddu marnaba may awdin mana xidhin albaabadka wada hadalka. Wada hadalka ayuu dalku innoogu degayaa”
Wasiirka Qorshaynta Somaliland, Axmed Buuxane
wasiiro.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this