Deeq A. Posted November 22, 2022 Dowlada qatar ayaa wadankeeda ka tarxiileysa wariyah sportiga ee BBC gabadha lagu magacaabo Alex Scott kadib markii ay xeratay calamada laga mamnuucay wadanka Ayadoo ciyaar toos u tabineysa . Calamada waa mida garabka ugu xeran Magaceeda waaa OneLove. LGBT. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites