Sign in to follow this  
Deeq A.

Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo maanta lagu aasayo Sarmaanyo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1669010461272.jpg?resize=640%2C42

Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa saaka salaadda janaasada lagu tukaday garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe.

Salaadda janaasada marxuumka waxaa ka qayb-galay qaar kamid ah isimada waaweyn ee Soomaaliyeed, madax iyo mas’uuliyiin kala duwan.

Alle ha u naxariistee, Garaadka ayaa maanta lagu aasi doonaa degaanka Sarmaanyo ee Gobolka Sool.

Aaska marxuumka waxaa ka qab-galaya qaar kamid ah isimada Soomaaliyeed oo isaga yimid degaanno kala duwan iyo sidoo kale mas’uuliyiin dowladeed.

PUNTLAND POST

The post Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo maanta lagu aasayo Sarmaanyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this