Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Salaadda janaasada Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Madaxweyne ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan iyo wefti ka yimid Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka qayb galay Salaada Janaasada maydka Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo saaka Garoowe lagu tukaday.

Sidoo kale Salaada waxaa ka qayb galay isimmo farabadan oo ka yimid geyiga Soomaalida, kuwaas oo ay kamid yihiin Boqor Burhaan Boqor Muuse, Boqor Cismaan Maxamuud (buurmadow), Islaan Ciise islaan Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Cali, Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuummada Puntland, Xildhibaanno ka mid ah Golaha Wakiillada, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Culimaa’udiin iyo marti sharaf kale

Gudoomiyaha ayaa salaatul Jinaasada kadib u duceeyey Marxuum Garaad Saleebaan oo ka mid ahaa hormuudka Golaha dhaqanka Puntland, kana shaqeyn jiray nabadeynta iyo xallinta khilaafadka bulshooyinka.

FB_IMG_1669015919802.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015927406.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015923722.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015909675.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015897411.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015938078.jpg?resize=720%2C59 FB_IMG_1669015953602.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015877447.jpg?resize=720%2C82 FB_IMG_1669015963266.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015980372.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1669015969367.jpg?resize=385%2C25 FB_IMG_1669015974703.jpg?resize=720%2C48

PUNTLAND POST

The post Sawirro: Salaadda janaasada Garaad Saleebaan Garaad Maxamed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this