Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Hero Abdullahi Yusuf Ahmed returns an elder I am glad to be home PICS

Recommended Posts

Madax wayne ugusharfta badaan maxweyan yaasha soomaliya Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaahoo ay wehliyaan Xogheynadiisa iyo Qoyskiisa oo si aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe.

 

Halyey C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si aan caadi aheyan oo ay taageero ku jirto loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee xarunta Is maamul Goboleedka Puntland.

 

Wararka halkaas ka imaanaya ayaa sheegaya in Mas'uuliyiinta Maamulka Puntland oo uu ugu horeeyay Md.Gen Cadde Muuse Kuxigeenkiisa Md.Xasan Dahir Maxamuud, Musharaxiinta iyo boqolaal dadweyne ayaa ku soo dhoweeyay Ex Madaxweynaha Garoonka Diyaaradaha ee Kanoco oo 40KM u jirta Magaalada Garowe.

 

Tagitaanka Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah ee Magaalada Garowe ayaa ka dambeysay markii saacad ka hor uu Baarlamaanka ka sheegay inuu iska casilay Xilkii Madaxweynenimo ee uu muddo afar sano ka hayay Dowladda Soomaaliyed.

Hase ahaatee Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo ay socdaalkiisa ku wehliyaan Xogheynadiisa iyo qaraabadiisa waxaa la dajiyay Madaxtooyada Puntland halkaasoo kulamo gaar gaar ah kula yeelanayo Mas'uuliyiinta Puntland iyo musharaxiinta faraha badan.

 

Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaahayaa la cadeeyay inuu sii joogayo Garowe inta ay ka dhaceyso Doorashada Puntland oo lagu wado inay qabsoonto 8-da Bisha Janaayo, waxaana laf ahaantiisa markii uu gaaray Garowe uu cadeeyay inuu yahay Oday Soomaaliyed oo uu iska casilay Xilka Madaxweynenimo.

Xafiiska wararka wiil waalka abaaqaroow

 

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

Even HornAfrique's bloved anti-Yeey website GEDONET.COM has reported the fact that AU/IGAD didn't want Yeey to resign.
[/QB]

I beg your pardon? I object. I understand full well the point you are trying to make but I object to you using my name and an inaccurate characterization to make that.

 

As far as I know Gedonet is neither mines and nor have I known it to be anti-Yeey or anti-anyone else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this