Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma Waxa jira khilaaf huursan oo aan weli banaanka u soo bixin oo u dhexeeya Muuse Biixi & max’ed Kaahin ?

Recommended Posts

Deeq A.   
Ma Waxa jira khilaaf huursan oo aan weli banaanka u soo bixin oo u dhexeeya Muuse Biixi & max’ed Kaahin ?
May be an image of 2 people and people standing
Wasiir Maxamed Kaahin oo ah gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye , ahna xubin ka mid ah guddida fulinta Kulmiye shalay kamuu soo qeyb gelin shirkii guddida fulinta ee xisbigaas Kulmiye .
Shirkan oo shalay xisbigu ku go,aamiyey qodobo culus , maxaa lagu sifeen karaa in Maxamed Kaahin shirkaas ka soo qeyb gali waayo ?
Ma Khilaaf huursan ayaa jira , mise qodobadii lagaga dhawaaqeyey shirkaas guddida fulinta ayuu saluugay ?
Tana waa mid kale oo dareen abuurtay “Sheeko Calancas”
kaahin-1.jpg
Saaka ayay Hargeysa ku shireen.
Madaxweyne ku-xigeenkii hore Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax.
Wasiir Maxamed Kaahin.
Guddoomiyaha ururka Horseed Cabdilaahi Darawal.
Ibraahim Dhagaweyne.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this