Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba-baxay furimaha uu ka socdo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada iyo abaabulka dagaalka lagaga xoreynayo dalka waxa uu furimaha dagaalka kaga dhagaysan doonaa Talisyada iyo Saraakiisha hoggaaminaysa howlgallada.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa u kuur-geli doona xaaladda nololeed ee ka jirta deegaanno ka tirsan gobollada uu booqanayo ee Hiiraan, Galguduud iyo Mudug.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba-baxay furimaha uu ka socdo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this