Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Casha Sharaf u sameeyay Guddoonada Baarlamanada Dowlad Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1668753307436.jpg?resize=720%2C52

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf uu Madaxweynaha JFS, Mudane Xassan Shiikh Maxamuud Villa Somalia ugu sameeyey Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Dawlad Goboleedyada dalka.

Guddoomiyeyaasha iyo weftiyo ay hoggaaminayaan ayaa dhawaan Muqdisho u yimid fuitaanka kalfadhigii 2-aad ee wadajirka ahaa ahaa Baarlamaanka labadiisa aqal DFS.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Qaranka casho sharafta uu ku maamusaay weftiga Dawlad Goboleedyada.

Kulanka, waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha aqalka sare, ku-xigeenkiisa 2-aad, Guddoomiye ku-xigeennada 1-aad & 2-aad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Maxkamadda sare, Guddoomiyaasha Baarlamaanka Jubbaland, Hirshabeele, Galmudug, Koofur-Galbeed, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya & Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo xubno kale.

FB_IMG_1668753307436.jpg?resize=720%2C52 FB_IMG_1668753311629.jpg?resize=720%2C55 FB_IMG_1668753398040.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1668753393899.jpg?resize=720%2C61 FB_IMG_1668753315924-1.jpg?resize=720%2C FB_IMG_1668753319428.jpg?resize=720%2C51 FB_IMG_1668753323326.jpg?resize=720%2C52 FB_IMG_1668753327061.jpg?resize=720%2C53 FB_IMG_1668753330878.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1668753334629.jpg?resize=720%2C49 FB_IMG_1668753339583.jpg?resize=720%2C56 FB_IMG_1668753344749.jpg?resize=720%2C56 FB_IMG_1668753348164.jpg?resize=720%2C56 FB_IMG_1668753352085.jpg?resize=720%2C53 FB_IMG_1668753360988.jpg?resize=720%2C56 FB_IMG_1668753390247.jpg?resize=720%2C50

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo Casha Sharaf u sameeyay Guddoonada Baarlamanada Dowlad Goboleedyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this