Juje Posted October 29, 2009 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Midig Kutubka heysta: Macallin Maxamed Siyaad iyo Shiikh Cusmaan Xiddig Khamiis, October 29, 2009(HOL): Waxaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Macallin Nuur Maxamed Siyaad oo ka mid ahaa Culumaa’udiinka waa weyn ee ay dadka Soomaaliyeed sida weyn u qadariyaan. Alle ha u naxariistee, Macallin Nuur ayaa waxaa dalka Kenya loo geeyay in looga daweeyo xanuuno la soo darsay, wuxuuna xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya. Intii aan xanuunka loogu qaadin Kenya ka hor Macallinka wuxuu ku noolaa guri uu ku lahaa Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo uu u wareegay wixii ka dambeeyay markii fariisinkiisii Degmada Howl-Wadaag uu ku lahaa (Masjidka Macallin Biyamaalow) uu noqday aag dagaal iyo meel aanu ammaankeeda hagaagsaneyn. Alle ha u naxariistee Macallin Nuur Maxamed Siyaad ayaa intii uu nolaa wuxuu kaalin weyn ka soo qaatay fidinta diinta Islaamka, waxaana dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibaddiisa ku nool dad badan oo uu soo baray Diinta Islaamka. Waxaa la filayaa meydka Macallin Nuur Maxamed Siyaad la keeno Magaalada Muqdisho, isla markaana lagu aaso. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 29, 2009 Allah yarxam macalin nuur. He owned and gave up the land of (Qabuura macalin nuur) for WAQF where my father and countless somalis are resting , May Allah reward him for this great contribution to society. inshalah Amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 29, 2009 Allaha u naxariisto. Amin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 29, 2009 He established 1017 dugsis Built over 40 mosques and so many amazingly uncountable things... amazing! Allaha u raxmado macalinka. Honoured to say one of his daughters is a family friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 He owned the dugsi where i first learned alif wax ma leh ... Allow ku naxariiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 29, 2009 I thought he died long time ago. Allah u naxariiso. Xiin, ma area siigaale ayaa ka dhigatay dugsigiisa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 Mayya HawlWadaag, the Biimaalow Mosque close where HawlWadaag police station was later built the funy thing is when that station was built the first police colonel that was named to be head of it was a man by the name of Siciid Buuryo-qab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 29, 2009 ^Allaah u naxariisto Macalinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 29, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Mayya HawlWadaag, the Biimaalow Mosque close where HawlWadaag police station was later built the funy thing is when that station was built the first police colonel that was named to be head of it was a man by the name of Siciid**** I think had some sort of "xer"camp in siigaale area. Sergent Saciid should have his own thread! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 Good call Gheelle. Macalinku was a great man who spent his life what he knew best which was to propogate dacwah through the establishent of dugsi and taxfiithil quraan. we was revered too, and had a sufi inclination. I remember if he passes by us kiding playing baliil or any other game we used to line up to greet him. he also had many camps for his dhariiqah. he some how used to hold sufi ceremonies for Biimaalow who was buried in Hawl wadaag. May Allah bless his soul Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 Allah ha u naxiiristo. Samir iyo iimaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted October 29, 2009 AUN, aamiin. Biimaalow Mosque...ceremonies for Biimalow buried in Sigaale? was he from that community and what kind of ceremonies is a Biimaalow one? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 29, 2009 Xiin, he was indeed a great man. May Allah rewards him for all the things he has done. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted October 29, 2009 Allah yarxam! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2009 Allah ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites