Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo guddi u magacowday Aaska Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Recommended Posts

Deeq A.   
karaash.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ku geeriyooday Garoowe.

1. Cabdi Faarax  Siciid Juxa: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta (Guddoomiye).

2. Cabdisamad Maxamed Gallan: Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.

3. Maxamed Cabdiraxmaan: Dhabancad Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda.

4. Maxamuud Caydiid Dirir: Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Tiknoolojiyada, Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka.

5. Jaamac Faarax Xasan: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

6. Cabdullaahi Maxamed Xasan: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

7. Ilyaas Cismaan Lugatoor: Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Garoomada.

8. Gen. Muumin Cabdi Shire: Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland.

9. Cawil Xasan Mataan: Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.

10. Cabdulqaadir Maxamed Geedi:  Duqa Degmada Garoowe.

The post Puntland oo guddi u magacowday Aaska Garaad Saleebaan Garaad Maxamed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this