Sign in to follow this  
Deeq A.

Hakad ku yimid duullaankii Al-shabaab lagu qaaday ee ka socday Gobollada dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Duullaankii lagu qaaday Al-shabaab ee ka socday Gobollada bartamaha Soomaaliya ayaa istaagay maalmihii u danbeeyay.

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale dib uga baxay degaanno kala duwan oo laga qabsaday kooxaha Al-shabaab.

Saraakiisha qaarkood ayaa laga soo xigtay in Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka uu bixiyay amarka dib looga baxay degaannadii laga saaray kooxaha Argagixisada ah.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa dib u qabsaday dhammaan degaannadii horay looga saaray balse Ciidamadu ka soo laabteen.

PUNTLAND POST

The post Hakad ku yimid duullaankii Al-shabaab lagu qaaday ee ka socday Gobollada dhexe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this