Sign in to follow this  
Deeq A.

Gobolka aynu joogno Argagixiso ayaa fatahday, Puntland ayey joogtaa haddii khilaafkan dhexdeena si dhakhso ah xal loo helin Argagixisadu way innagu soo fidi kartaa.Wakiilkii hore ee S/land

Recommended Posts

Deeq A.   
Gobolka aynu joogno meel kasta argagixiso ayaa fatahday, Puntland ayey joogtaa, Buuraha Galgala ayey joogtaa, haddii khilaafkan dhexdeenna ah si dhakhso ah xal loo helin, argagixisadu way innagu soo fidi kartaa.
Maaha oo keliya way innagu soo fidaysaaye ee inta qof keliya oo innaga mid ahi cadhoonayo oo aanu helin xal xuquuqdiisa ah, wuxuu casuumi karayaa cadow”
Aadan Muuse Jibriil, Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Dalalka Itoobiya iyo Ingiriiska
May be an image of 1 person
Gobolka aynu joogno meel kasta argagixiso ayaa fatahday, Puntland ayey joogtaa haddii khilaafkan dhexdeenna ah si dhakhso ah xal loo helin argagixisadu way innagu soo fidi kartaa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this