Sign in to follow this  
Deeq A.

U malayn maayo in erayadan kooban ay ku qanci karaan International Partners-ka xog ogaalka u ah halka ay marayso xaaladda Somaliland….Muj.Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   
U malayn maayo in erayadan kooban ay ku qanci karaan International Partners-ka xog ogaalka u ah halka ay marayso xaaladda Somaliland mawqifka ay ka taagan yihiin doorashooyinkana uu cad yahay oo dabcan qoraalkani aanu jawaab u noqon karin arimihii ay hore uga wada hadleen iyaga iyo madaxaynuhu. Komishanka doorashooyinku waxay ilaa hadda gacanta ku hayaan sharci keliya, Roadmap keliya iyo doorasho keliya.
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this