Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ka soo baxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Boqortooyada Dalka sacuudi carabiya ayaa iclaamisey in Berrito oo ah Maalin khamiisa “23 Rabiical Akhir 1444” laga tukan doono Labada Xaram “Masjid Al-xaramka Makka & Masjid Al-nebawiga Madiina” Salaada istisqada ama Roob doonta “Rain seeking Prayers”.waxaa sidaas sheegay Imaamka & Khatiibka Guud ee Xaramka Makka Sheikh Sudeysi

sudeysi-1024x632.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this