Sign in to follow this  
Deeq A.

Ha Moodin In Aanan Waxa Kaa Guuxaya Had Iyo Jeer !

Recommended Posts

Deeq A.   
Sheekada ay ku wada socdaan kuwa isku raacsan in aan West Burco Clan dalkan madax ka noqon ayaa waxay ka bilaabaan hadaladooda dhawr arrin oo ay isla ogyiin oo ay ka mid yiin:-
a) Kursiga cod baal lagu fuulaa –  waa run laakiin hadaad aaminsan tahay oo aad damacsan tahay talena isugu geysateen in aan nin garxajisba kursiga gaadhin, codkaad sheegeysaa halkuu ka immanayaa?
b) Qorshe siyaasadeed hala yimaadaan xisbiyada mucaaradka ahi uu dadku ku raaco.  Bal xisbiga qorshe siyaasadeed ku fuulay kursiga badka keen? Waakee nadaxweynaha isaaq ee qorshe qaramaysan oo aan qabyaalad ku dhisnayn kursiga ku fuulay?  Halla sheego.
c) Shacabka xisbiyada mucaaradku ha kasbadasn. Shacabkee? Xildhibaanadii ka soo baxay xisbiyada mucaaradka ayaa xilfhibaan kastaa ku daba fayley ninkiisiiye. Bal xildhibaanadii H/A ee ka soo baxay xisbiyafa mucraadka? Sheekh ku cadeeye medh, halkuu marat? Sawkuwan Muuse ku daba tukanaya.
Urur waliba reer buu ka soo jeedaa, waxaan qabyaalad’, necayb ahayn loo hayo West Burco Clan siyaadadda Somaliland ma dhaafsana.
Midna ha ogaadaan kuwa ururada furanayow: Doorasho madaxweyne oo saddexda xisbi galaan oo dalkan ka dhacdo mooyee doorasho ururo xisbiyo ku noqdaan ka dhici mayso.
HArgeysa badhkeed, Burco, Ceerigaab, inta ka dhaxaysa doorosho urureed kama dhici karto.
Yaa ka qaban kara doorasho? Bal sheeg? Waa dhul West Burco Clan…. yaa ku haysta?
By:Jama A Ismail
       Hargeysa, Somaliland
      jamafalaag@gmail.com
Dhamaan maqaalada ku soo baxa shabakadani ma aha, kuwo matala ama ka socda shabakadani ee waa fikirka akhristaha kor ku xusan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this