Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo baaq u diray Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
“Waxaan ugu baaqayaa madaxweynaha xilku ku dhammaaday ee Muuse Biixi Cabdi, inuu qabanqaabiyo kulan lagu soo afmeero khilaafka siyaasadeed ee macnadarrada ah, ee kala qaybiyey dadkeenii xilligan adag. Waxaan ka cabsi qabaa in cadawgeenu fursad ka helaan xaaladdan taagan haddii ay sii jirto, oo ay khalkhal galiyaan deganaanshiyaha dalka.
Markasta waxaanu diyaar u ahayn wada-hadal.” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
fcw.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this