Deeq A. Posted November 15, 2022 “Waxaan ugu baaqayaa madaxweynaha xilku ku dhammaaday ee Muuse Biixi Cabdi, inuu qabanqaabiyo kulan lagu soo afmeero khilaafka siyaasadeed ee macnadarrada ah, ee kala qaybiyey dadkeenii xilligan adag. Waxaan ka cabsi qabaa in cadawgeenu fursad ka helaan xaaladdan taagan haddii ay sii jirto, oo ay khalkhal galiyaan deganaanshiyaha dalka. Markasta waxaanu diyaar u ahayn wada-hadal.” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites