Sign in to follow this  
Deeq A.

Tirada dadweynaha dunida oo maanta gaartay 8 bilyan oo qof

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada dadweynaha dunida ay maanta gaartay 8 bilyan oo qof.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in cunug dhashay saddex saacadood ka hor uu buuxiyay tirada 8 bilyan ee dadweynaha adduunka.

Waxaa ay tiradan buuxsantay 11 sano kaddib markii 7 Bilyan uu gaaray Dadka Adduunka.

Waxay sidoo kale sheegtay in ay 15 sano qaadan karto in tirada dadweynaha dunidu gaarto 9 Bilyan oo qof.

PUNTLAND POST

The post Tirada dadweynaha dunida oo maanta gaartay 8 bilyan oo qof appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this