Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir hore Kaahin maalin kasta ma wuxuu noqonayaa derbi lagu soo gabado…..Xoghayaha Amniga ee Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   
“Dheriga kulaylkaa karka ka keena
wasiir hore Kaahin maalin kasta ma wuxuu noqonayaa derbi lagu soo gabado,
Maanta adiga iyo Muuse midna looguma yeedhaayo xilkii Qarankani shalay loogaga yeedhaayey, waayo wuu dhammaaday intii ummaddu u siisay sharciyadda,
dalkana daaya fawdada oo ummadda kadaaya abaal dhaca way idin abaal mariyeene dibin daabayidii hore midkale ha ugu darina ayaan idiin soo jeedin lahaa.”
Xoghayaha Amniga ee Xisbiga WADDANI Ibraahin Ducaale Boos
May be an image of 1 person and standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this