Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Maanta laga bilaabo Muuse Biixi & Xukumadiisa uma aqoonsanin Mid sharci ku fadhida

Recommended Posts

Deeq A.   

“maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo xukuumadiisa uma aqoonsanin mid Sharci ah fadhida,”

Qaaar ka mid ah qodobada xisbiyada mucaaridku ku dhawaaqeen caawa
1. Maanta laga bilaabo Muuse xukuumadiisa uma aqoonsin mid sharci ah .
2. Muuse Biixi Waxaanu u aqoon sanahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo madaxwenihii hore
3. Xisbiyada mucaaridku waxay aqoonsan yahiin oo kaliya golayaasha sharciga ah sida Golaha Wakiilada , Maxkamada Sare
iyo Golayaasha Deeganka .
4. Shacabku ha diidaan waxii sharci darro ah
5. Waxaanu kaliya oo aanu ogol nahay 9 kii bilood ee farsamo ee Kominshanka doorashooyinku codsadey
May be an image of 5 people and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this