Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Todobaadka: Madaxweynahii hore Somalilamd Muuse Biixi Cabdi

Recommended Posts

Deeq A.   

muuse-biixi-300x173.jpgMuuse Biixi Cabdi waxa dhamaaday mudo xileedkii la doortay  ee ahaa Shanta sano, taasi oo uu ku yimid doorasho xor ahayd, taasi oo uu isagu ku fashlmay in doorasho dalka ka qabto.

Waxana ay golaha guurtida ee Somaliland u kordhiyeen mudo laba sano ah in uu xilkaasi sii hayo arinkaasi oo ay ka hor yimaadeen xisbiyada mucaaridku,

Iyaga oo sheegay in aanu dastuurku sinaba ugu ogolayn in loo kordhiyo oo ayna dalka ka taagnayn xaaladaha sababi lahaa in loo kordhiyo Muuse, kordhinta Muuse ayaa si balaadhan looga soo hor jeedsaday badiba gobolada dalka.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this