Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-shabaab oo dib u qabsaday degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa dib ugu soo noqday degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud kadib markii ay xalay isaga baxeen Ciidamada dowladda.

Dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa sida wararku sheegayaan waxay mar kale dib u qabsadeen degaanka Wanxo iyo tuulooyinka u dhow.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa sheegtay in ay dib u qabsadeen degaanka lagu magacaabo Burdaar oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Degaanka Burdaar ayaa dhowaan laga saaray kooxaha Al-shabaab inkastoo ciidamada dowladdu isaga baxeen saacadihii la soo dhaafay.

PUNTLAND POST

The post Al-shabaab oo dib u qabsaday degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this