Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani oo beeniyey War Telefishanka BULSHO laga baahiyey

Recommended Posts

Deeq A.   
Warka caawa laga baahiyey Bulsho TV waa been abuur. Waxaan shacabweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u cadeynayaa in aanay jirin ergo xisbiga WADDANI uu u diray Madaxweynaha muddo xileedkiisii berito 13 November 2022 dhammaanayo.
Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal”
Xoghayaha Warfaafinta – xisbiga WADDANI
May be an image of 1 person and standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this