Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu danbeeyay ee Shirarka u socday Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka

Recommended Posts

Deeq A.   
Saacadaha Soo Socda ayay Warbaahinta la hadli Doonaan Madaxda Mucaaradku Waxaana ay ku dhawaaqi doonaan go’aanada 13 Novembar oo maanta la joogo.
Waxa Socda Shirar u dhexeeya Mucaaradka oo ay kaga tashanayaan Goorta iyo go’aanada lagu dhawaaqi doono,In kasta oo xukuumadu dadaal ku bixinayso in heshiis dhaco ka hor inta aan lagu dhawaaqin go’aanada Mucaaradka.
May be an image of 3 people and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this