Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamdanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Al-shabaab Kula Dagaalamay Nuur Dugle

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo ka tirsan dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Nuur Dugle oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciimo badan oo ka tirsan kuwa dowladda ay isaga soo baxeen deegaanka, waxaana ku haray qaar uu wato xildhibaan Yuusuf Kabaale iyo kuwa deegaanka ah.

Xildhibaan oo wareysi gaaban siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in deegaanka ay  Al-shabaab soo weerareen, kadib markii ay isaga baxeen kuwa dowladda federalka oo u dhaqaaqay dhanka Cadale.

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2022/11/XILDHIBAAN-YUIUSUF-KABAALE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this