Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabaddoon Caawa Muqdisho Lagu Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku dishay Nabaddoon caan ka ahaa degmada iyo guud ahaan caasimadda magaalada Muqdisho.

Nabaddoon la dilaya ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Cali Ebakar, waxaana l;a sheegayaa in muddooyinkii dambe uu ku howlanaa dhedhexaadinta dagaal ka dhacay Cadale.

Kooxii dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday ciidanka dowladda oo gaaray halka ay wax ka dhaceen ayaa iyagoo sameeyay baaritaanno mana jiro cid la sheegay in lagu qabtay.

Goobjoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this