Sign in to follow this  
Emperor

More Asmara group escape for Djibouti

Recommended Posts

Emperor   

Rag Kale oo kasoo go’ay Kooxda Oday Daahir Aweys ee Asmara fadhiya oo gaaray Jabuuti {Cusmaan Libaax oo hogaaminaya}

 

Magaalada Jabuuti waxaa gaaray xubno kale oo ka tirsan Isbahasyiga Asmara kooxda uu hogaamiyo Oday Daahir Awyeys ayaa gartay in ay go’doonsanaayeen, waxaana ay kasoo goosteen tuulada Asmara oo ay ku sugnaayeen.

 

Magaalada Jabuuti waxaa gaaray xubno kale oo ka tirsan Isbahasyiga Asmara kooxda uu hogaamiyo Oday Daahir Awyeys ayaa gartay in ay go’doonsanaayeen, waxaana ay kasoo goosteen tuulada Asmara oo ay ku sugnaayeen.

 

Xubnahan cusub ee gaaray Jabuuti ayaa waxaa hogaaminaya Cusmaan Libaax oo ka mida raga caanka ah ee wali kusii harsanaa Tuulada Asmara.

 

Goor sii horeysay waxaa Sh Shariif oo hogaamiyaha Isbahaysiga ah uu sheegay in ugu bad naan 14 ruux ay ku hareen Tuulada, waxaana marka laga reebo tirada haatan soo baxsatay ay u muuqaneysaa Asmara in ay hada ku go’doonsanyihiin Odayga hogaamiyaha argagixiso ah iyo 4 kale oo uu ka midyahay qarandiidka weyn Zakariye Mxamuud Xaaji cabdi.

 

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Oday Daahir Aweys uu hada ku sugan yahay marxalad Dhaka faar ah, maadaama uu garabkiisa ka waayay qaar ka mida ragii ugu dambeeyay ee uu filayay in ay waligood halkiisa kulasii go’doosanaan doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

The run-away group from captivity is led by Cusmaan Libaax...

 

Goor sii horeysay waxaa Sh Shariif oo hogaamiyaha Isbahaysiga ah uu sheegay in ugu bad naan 14 ruux ay ku hareen Tuulada, waxaana marka laga reebo tirada haatan soo baxsatay ay u muuqaneysaa Asmara in ay hada ku go’doonsanyihiin Odayga hogaamiyaha argagixiso ah iyo 4 kale oo uu ka midyahay qarandiidka weyn Zakariye Mxamuud Xaaji cabdi.

Only four are left, of which two are Hassan Dahir and Zakariye the secularist :D

 

A secular, Marxist or communist + An Islamist, radical Jihadist... what a combination, its all new brave wrold

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

2573930716_0806c0bcd9.jpg?v=0

 

Haha aha, Amin Amir a legend, Odaga garbihi ayuu karifay, Maduuli karo no matter what or whether he likes it or not. In other words Amin Amir's legendary display reveals Odaga waa xabsi kujir...

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a rubbish propaganda!! and dont write them off yet. I know all pro Yey lots dont like the man, Zakiraya. He is a good somali man with a good heart. next time remember the source as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOool, a good man he is to you, Zakariye is a secular marxist oo qaad kadhargo, that man sitting next to the Islamist Dahir Aweeys shows the hypocracy and the agenda of the confused individuals... desperados.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^thats his personal whether he is secularist or a qaad chewer. What really matters here is his stance against the amharo occupation. A stance that he shares with his fellow somalis like Aweys regardless of any political and religion affiliations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^No need to hide the truth and behind smoke screens, what unites an Islamist man to a secular heavy drug-addict is nothing but pure warmongering, bloodshed and to continue the Somali status quo... No other agenda or noble reason can unite these individuals, its beyond reason, never attempt to explain it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this