Sign in to follow this  
Deeq A.

Iskadaa madaxda kulmiyee xataa taageerayaasha kulmiye ayaa Wadahadalka iyo wax wadalahaanshaha u yaqaana Doqoniimo

Recommended Posts

Deeq A.   
Iskadaa madaxda kulmiyee xataa taageerayaasha kulmiye ayaa wada hadalka iyo wax wada lahaanshaha u yaqaana doqoniimo oo hadii wada hadal ba la soo hadal qaado cirka maraaya.
Waxaanay ugu farxad badan yihiin maalinta la yidhaa intaas oo qof ayaa mucaaradka laga xidhay ama mudaharaadkii dhacay intaas oo qof ayaa mucaaradkii kaga dhimatay.
Duulka halka looga yeedhayo ee looga gacan haadinaayo iyo waxa ku jiraa waynaa. Laakiin waxa xaqiiqa ah in iyaga iyo madaxda kulmiye ba saadanbe taladoodu u uri doonto.
Waxa Qoray

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this