Sign in to follow this  
Cige

Wasiir walba oo Jagada ku helay Qabiilka uu metelo waa inuu keenaa Ciidamo u dhinta D

Recommended Posts

Cige   

Muqdisho,15,May,2009 ,Jimce,(Hillaac.net) Dad badan oo taageersan Dowladda Sheekh Sharif ayaa dacaayad ka fidinaya Ciidamadii Sh. Cabdulqadir Cali Cumar iyagoo ku andacoonaya inay qabiil ahaan uga baxeen dagaalka oo ula safteen Sh. Xasan Dahiir Aweys.

 

Beesha reer xaaji Saleebaan dowlada waxaa uga jira hal wasiir ma waxaa la doonayaa inay iyaga kaliya u dagaalamaan una dhintaan dowlada midnimo qaran? Maxaa loo waayay ciidamo ka socda wasiirka Amniga oo difaaca dowlada? Janaqow oo dagaal u baxsanayay af xumadiisana nabada foogaysay toban wiil oo beeshiisa ah kuma taageerin dowladda oo beeshisa ayaa ah laf dhabarka Shabaab iyo Xisbul Islaami. Xabsade, Adan Madoobe, Shariif Hassan iwm maxay ugu difaaci waayeen dowladda dagaalyahano ********* ah? Dagaal yahannada beesha reer Xaaji Saleebaan waa xisaabtameen Sh. Cabdulqadir Cali Cumarna waa wasiir dowladda difaaceedana xil gaar ah kama saarna.

 

Sidoo Kale beesha Mudulood oo ku dhacan hab qaybsiga dowlada ayaa hadana laga sugaya inay iyaga kaliya nafta u huraan. Dekeddii Mudulood ee Ceel Macaan looma ogola in la furo meesha mida ********** iyo ***** ay ku intifaacaan iyaga kaliya aan lagana taaban. Cabdullahi Yuusuf wuxuu dhaqaale lagu taageero dowlada dhexe ka keensan jiray Puntland ina Cabdirashiid dowladda dhexe dhaqaalana ma keeno in loo dhintana wuu rabaa.

 

Haddaba Si cadaalad loo helo wasiir walba oo jagada ku helay qabiilka u mathalo waa inuu ka keenaa 500 oo wiil oo difaacda kursigisa iyo dowladnimadiisa.

 

W/Q:- Mohamed Hussein"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this