Sign in to follow this  
Deeq A.

Markabkii ugu horreeyey ee Hotel ah oo gaaray dalka Qadar

Recommended Posts

Deeq A.   

Markabkii ugu horreeyey ee Hotel ah ayaa gaadhay dalka Qadar oo 20 ka bishan ay ka bilaabmi doonnaam cayaaraha koobka adduunku.

Markabkan oo lagu magacaabo “MSC World Europe” ayaa ah mid ka kooban 5 dabaq oo ay ku yaallaan 2,633 qol, berkedihii dabaasha, 13 goobood oo lagu cunteeyo, suuq laga dukaamaysto iyo wax kasta oo looga baahan yahay.

Tirada dadku uu qaadi karo ayaa lagu sheegay 6,000 oo qof.

Markabkan ayaa qayb ka ah adeegyada loo qabanayo dadka ka soo qayb galaya cayaaraha halkaas ka dhici doona kuwaas oo kor u dhaafaya hal milyan oo qof.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this