Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambobaxay Dalka Eritrea

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, oo ay ku sugan yihiin ciidan ka tirsan xoogga dalka oo halkaas tabar ku qaatay dhowr sano.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay in safarkii Asmara ku qotomo  Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka ka dhanka ah   Alshabaab.
Madaxweynaha ayaa dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerki la yeelan doona wada-xaajoodyo ku saabsan kor u qaadidda xiriirka labada dal iyo iskaashiga labada shacab ee Soomaaliya iyo Eritrea

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this