Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1668072439366.jpg?resize=720%2C48

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulankooda waxa ay kaga wada hadleen adkeynta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya laba waddan ee walaalaha ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jabuuti sida ay isaga iyo shacabkiisu mar walba u garab taagan yihiin dowladda Soomaaliyeed iyo shacabkeeda.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this