Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo u amba-baxay dalka Ereteriya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1668078987934.jpg?resize=720%2C69

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab sida ay sheegtay Villa Somalia

Madaxweynaha ayaa dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerki la yeelan doona wada-xaajoodyo ku saabsan kor u qaadidda xiriirka labada dal iyo iskaashigooda.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo u amba-baxay dalka Ereteriya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this