Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda leh Facebook oo shaqada ka eryaysa kumanaan shaqaale ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Meta, oo iska leh Facebook, Instagram iyo WhatsApp, ayaa shaacisay in ay dhimayso 13% shaqaalaheeda.

Shaqo ka eryiddaan oo ah tii ugu horreysay ee taariikhda shirkadda ayaa keeni doonta in 11,000 oo shaqaale ah ay waayaan shaqooyinkoodii.

Madaxa fulinta ee Meta ayaa mar uu ka hadlayay shaqaale dhimistan waxaa uu yiri ” waa isbeddelkii ugu adkaa ee aan sameynay taariikhda Meta”.

Arrintaan ayaa daba socota, tallaabooyin shaqo joojin ah oo waaweyn oo ka dhacay shirkadda Twitter-ka.

PUNTLAND POST

The post Shirkadda leh Facebook oo shaqada ka eryaysa kumanaan shaqaale ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this