Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo war cusub ka soo saaray Safaradoodii Gobollada Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   
Ka dib safar qaatay muddo todobaad ah, oo aanu ku gaadhnay gobollada bari ee dalka, berri oo Khamiis ah waxa aannu ku soo wajahannay caasimadda Hargeysa.
Safarkayagan ayaa daba socday kulmo kala duwan oo aannu la qaadanaynnay bishii u dambeyasay taageerayaashayada ku sugan gobollada dalka, ujeedkuna wuxu ahaa xogwarran, aragti-ururin iyo tashi aannu la yeelanaynno taageerayaashayada iyo bulshada kale ba.
Dhammaan kulamadayadaa wada-tashi guul ayay ku soo dhammaadeen, waannuna uga mahadcelinaynnaa taageerayaashayada aragtida ay nagu biiriyeen iyo kalsoonida ay noo muujiyeen.
Guddoomiye Xirsi.
May be an image of 1 person, standing, outdoors and crowd

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this